Qorshe lagu bur burinayo Baarlamaanka Soomaaliya oo la sheegay in uu socdo

Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali oo ah Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda Baarlamaanka  ayaa sheegay in uu socdo qorshe lagu bur burinayo Baarlamaanka Federaalka si meesha looga saaro isla xisaabtan. Waxa uu sheegay Xildhibaan Cosoble in Xukuumada Soomaaliya ay dooneyso in meesha laga saaro Warbixintii Guddiga Maaliyadda iyo Miisaaniyada, waxa uuna ku eedeeyay Xukuumada in handadaad iyo … Continue reading Qorshe lagu bur burinayo Baarlamaanka Soomaaliya oo la sheegay in uu socdo